Kim Jong-un oo Shaaciyay in Diyaar u yihiin Dagaal ama Wadahadal ay la galaan Mareykanka

Hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong-un ayaa shaaca ka qaaday in dalkiisu diyaar u yahay wadahadal toos ah uu la galo dowlada uu hogaamiyo Madaxweyne Joe Biden, xili ay horey u istaageen wadahadaladii u dhaxeeyay Kuuriyada Waqooyi iyo Mareykanka. Kim Jong-unĀ  ayaa si cad u sheegay in dalkiisa uu u baahan yahay xiligan inuu isku diyaariyo … Continue reading Kim Jong-un oo Shaaciyay in Diyaar u yihiin Dagaal ama Wadahadal ay la galaan Mareykanka